Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button What area in (Marka) has a high crime rate? Play Button waa halkey meyshaa oogoo danbeeyada badan maRka? waa halkee meesha ugu danbiyada badan Marka?
Play Button What area in (Baydhabo) would you feel uncomfortable entering with your family? Play Button waa halkey meylaha koo yaal baaydabo ey aadan qoyskaada geyn lahaayn? waa halkee meelaha ku yaal Baydhabo ee aadan qoyskaada gayn lahayn?
Play Button What areas of (Hargaysa) are considered unsafe for Americans to enter? Why? Play Button waa halkey meylaha koo yaal haRgeysa ey anaay dadka maReykankaa ahee gelee kaRin? waa maHaay sababtu? waa halkee meelaha ku yaal Hageysa ee aanay dadka maraykanka ahi geli Karin? Waa maxay sababtu?
Play Button What organized crime elements exist in (Mogadishu)? Play Button waa maHaay koHaaha denbiyada ey habeysaan ey ka cheeRa mogadeeshu? waa maxay kooxaha denbiyada ee habaysan ee ka jira Mogadishu?
Play Button What are the most common criminal acts committed in (Xamar)? Play Button waa maHaay denbeeyada 'aadiga ah ey ka da'a HamaR? waa maxay denbiyada caadiga ah ee ka dhaca Xamar?
Play Button What illegal substances are available in this area? Play Button waa maHaay muqaadaRaadka shaR'ee daRada ah ey yaala deygaankaa? waa maxay muqaadaraadka sharci darada ah ee yaala degaanka?
Play Button How are the drugs transported into this area? Play Button waa maHaay muqaadaRaadka laa keyno deygaankan? waa maxay muqaadaraadka la keeno degaankan?
Play Button Who controls the sales of these drugs? Play Button yaa maamoola geditaanka muqaadaRadkaas? yaa maamula geditaanka muqadaradkaas?
Play Button Is local law enforcement capable of dealing with the current criminal threat? Play Button 'eedamada deygankoo awud ma oo leyiheen deefaa'ida holaahaas denbeeyada? ciidamada degaankku awood ma u leyihiin difaacida howlahaas denbiyadaa?
Play Button If not, what specific areas is local law enforcement unable to control? Play Button hadee aaney awodon, waa maHaay shaRoo'da qaasatan oo ogolaanaya laa dagaalamaan? haddii aanay awoodon, waa maxay sharuucda qaasatan u ogolaanaya inay la dagaalamaan?
Play Button What prevents local law enforcement from controlling the local criminal threat? Play Button maHaa ka hoR eestaagaya 'eedamada deygaanka inaay ka hoR tagaan denbiyadaas? maxaa ka hor istaagaya ciidamada degaanka inay ka hor tagaan denbiyadaas?
Play Button What specific criminal threats pose the greatest concern for US Forces in the area? Play Button waa mahaay Khaasata denbeeyada loga 'absanayo 'eedamada dadka maReykankaa? waa maxay qaasata denbiyada looga cabsanayo ciidanada dadka maraykanka.?
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page