Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button What communicable diseases in the local population pose the greatest risk to visiting foreigners? Play Button waa maHaay 'udooRada faafa ey degaanka ey KhataRta koo ah dadka ajanibta ah ey halkaan so boqanaya? waa maxay cudurada faafa ee degaanka ee qatarta ku ah dadka ajanibta ah ee halkaan soo booqanaya?
Play Button What medical conditions are the most common cause of death in this area? Play Button waa maHaay 'udooRada halkaan koo badan ey lo deento? waa maxay cudurada halkaan ku badan ee loo dhinto?
Play Button Who is the local physician in this area? Play Button yaa weya daKhtaRka degaanka? yaa weeye dhaqtarka degaanka?
Play Button Where is he located and how can I contact him? Play Button halkey ayoo deegin yahaay eeyo seedeh oola HaReeRee keRaa? halkee ayuu degan yahay iyo sidee ula xariiri karaa?
Play Button What parasites exist in local food and water? Play Button waa maHaay jeRmisyada koo cheeRa 'untada degaanka eeyo beeyaha? waa maxay jermisyada ku jira cuntada degaanka iyo biyaha?
Play Button What diseases infect newborn children? Play Button waa maHaay 'udooRada koo da'a 'aRooRta degaanka? waa maxay cudurada ku dhaca caruurta degaanka?
Play Button What chemical residues or foreign substances exist in the environment and may contribute to illness? Play Button waa maHaay keemeekeeyoyinka yaala halkaan ey keyna 'udooRada ka da'a degaanka? waa maxay kiimikooyinka yaala halkaan ee keena cudurada ka dhaca degaanka?
Play Button What sexually transmitted diseases are common in the local populace? Play Button waa maHaay 'udooRada laga qaado iskoo taga Raga eeyo doomaRka ey halkaan koo badan? waa maxay cudurada laga qaado isku taga raga iyo dumarka ee halkaan ku badan?
Play Button What diseases infect local livestock? Play Button waa maHaay 'udooRada koo da’a Holaha degaanka? Waa maxay cudurada ku dhaca xoolaha degaanka?
Play Button What sanitation problems affect the local population? Play Button waa maHaay deebaatoyinka nadaafada ey degaanka ka jeeRa? waa maxay dhibaatooyinka nadaafada ee degaanka ka jira?
Play Button Is there any nuclear, biological or chemical contamination in the area? Play Button ma cheeRaan waH soonta nookleeyeRka, baayolojeega ah ey koo daadataay degaankan? ma jiraan wax sunta nukliyeerka, biolijiga ah ee ku daadatay degaankan?
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page