Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button Do you know anyone who is employed on the US facility? Play Button ma gaRaneysaa waH shaqaale ah o ka shaqeya deesmayaasha dadka maReykankaa? ma garanaysaa wax shaqaale ah oo ka shaqeeya dhismayaasha dadka maraykanka?
Play Button Do you know of anyone who works with US forces who has participated in anti-US, anti-coalition, or anti-government protests? Play Button ma gaRaneysaa qof oo shaqeya 'eedamada dalka maReykankaa o ka qeyb qaatey waH mudaahaRaad ah o loga so hoR jeydo 'eedamada dadka maReykankaa aamaa dolada dalka maReykankaa? ma garanaysaa qof u shaqeeya ciidamada dadka maraykanka oo ka qeyb qaatay wax mudaaharaad ah oo looga soo hor jeedo Ciidamada dadka maraykanka ama dowlada dadka maraykanka.?
Play Button Do you know anyone who is employed on the US facility that has expressed dislike or displeasure toward the US or coalition forces? Play Button ma gaRaneysaa qof oo shaqeya deesmayaasha dadka maReykankaa o moojeeye waH ne'ibaasho aamaa 'adawneemo ah o koo aadan dadka maReykankaa aamaa 'eedamada laa so'da? ma garanaysaa qof u shaqeeya Dhismayaasha dadka maraykanka oo muujiyay wax necbaasho ama cadawnimo ah oo ku aadan dadka maraykanka ama ciidamada la socda?
Play Button Do you know of anyone who works on a US facility that has been approached by an anti-US or anti-coalition group? Play Button ma gaRaneysaa qof oo shaqeya deesmayaasha dadka maReykankaa o aay laa so HaReeRen koHaaha ka so hoRjeyda dadka maReykankaa aamaa 'eedamada laa so'da? ma garanaysaa qof u shaqeeya Dhismayaasha dadka maraykanka oo ay la soo xariireen kooxaha ka soo horjeeda dadka maraykanka ama ciidamada la socda?
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page