|
What groups in this area are threats to US Forces? |
|
|
koHaahey degan degaankan ey koo noqon kaRa deebaato 'eedamada dadka maReykankaa? |
|
kooxahe degan degaankaan ee ku noqon kara dhibaato ciidamada dadka maraykanka? |
|
|
Is this shop normally open in the morning? At what times? |
|
|
dookaankaan 'aadee ahaan ma fooRan yahaay soobiHee? sa'aadahey? |
|
dukaankan caadi ahaan ma furan yahay subixii? Saacadahee? |
|
|
Is this shop normally open in the afternoon? At what times? |
|
|
dookaankaan 'aadee ahaan ma fooRan yahaay galabtee? sa'aadahey? |
|
dukaankan caadi ahaan ma furan yahay galabtii? Saacadahee? |
|
|
Is this shop normally open in the evening? At what times? |
|
|
dookaankaan 'aadee ahaan ma fooRan yahaay habeynkee sa'aadahey? |
|
dukaankan caadi ahaan ma furan yahay habeenkii? Saacadahee? |
|
|
Is this vehicle normally located here at this time of day? |
|
|
'aadee ahaan baabooRkaan ma yaalaa halkaan sa'aadaan o kaley malintee? |
|
caadi ahaan baabuurkaan ma yaalaa halkaan saacadaan oo kale maalintii? |
|
|
Where is the owner of this vehicle? |
|
|
aawey qofkee lahaa baabooRkaan? |
|
aaway qofkii lahaa baabuurkaan? |
|
|
Move the vehicle. |
|
|
daKhaajee baabooRkaan |
|
dhaqaaji baabuurkaan |
|
|
Who are those people over there? |
|
|
yaa weyey dadka halkaas taagan? |
|
yaa weeye dadka halkaas taagan? |
|
|
Who owns this business? |
|
|
yaa iskaa ley gana'seegaas? |
|
yaa iska leh ganacsigaas? |
|
|
Move that object off the road. |
|
|
ka daqaajee sheygaas wadada |
|
ka dhaqaaji sheygaas wadada. |
|
|
Who lives in that home? |
|
|
yaa degan gooReegas? |
|
yaa degan gurigaas? |
|
|
How far away is this town? |
|
|
meyqaa ayaay no jiRtaa magaaladaas? |
|
meeqa ayay noo jirtaa magaaladaas? |
|
|
Where can I find the local (Ali Madoobe)? |
|
|
halkey ka helee kaRaa 'alee madobe? |
|
halkee ka heli karaa Cali Madoobe? |
|
|
Where is the sewer access? |
|
|
waa halkey meysha qashinka musqusha lagoo shoobo? |
|
waa halkee meesha qashinka musqusha lagu shubo? |
|
|
Who owns weapons in this area? |
|
|
yaa iskaa ley hoobka degaankan? |
|
yaa iska leh hubka degaankan? |
|
|
These are secured areas. |
|
|
halkaanee waa meyl nabad ah |
|
halkaani waa meel nabad ah |
|
|
This is a blocked area. |
|
|
halkaanee waa meyl laa HiRaay |
|
halkaani waa meel la xiray |
|
|
This area is off limits. |
|
|
halkaan lama so gelee kaRo |
|
halkaan lama soo geli karo |
|
|
The barriers will prevent any attacks. |
|
|
doofeyskanee waHaay naga deefaa'ayaan wiHee weRaR ah |
|
dhufayskaani waxay naga difaacayaan wixii weerar ah |
|
|
Don’t move. |
|
|
haa daqaaqin |
|
ha dhaqaaqin |
|