Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button We will set up traffic control points (TCPs) in the area. Play Button waHaanu halkan ka digan donaa kontRolka babooRta Waxaanu halkan ka dhigan doonaa kontoroolka baabuurta
Play Button The TCP locations will be decided by the MPs. Play Button meylaaha kontRolka la digayo waHaa go'ankeyda leh mudanayaasha baaRlamaank Meelaha kontoroolka la dhigayo waxaa go'ankeeda leh mudanayaasha baarlamaanka
Play Button The TCP personnel will work hard to prevent delays. Play Button ilaalaada kontRolka aad ayey u dadaalee donaan in aaney daahin baabooRata Ilaalada kontoroolka aad ayey u dadaali doonaan in aaney daahin baabuurata
Play Button Our TCP team will keep records of passing vehicles and units. Play Button ilaalaada kontRolka waHey deewaan geyleen donaan baabooRta yo koH walba o so moRta Ilaalada kontoroolka waxey diiwaan gelin doonaan baabuurta iyo koox walba oo soo marta
Play Button The TCP will apprehend violators. Play Button ilaalaada kontRolka waHa aay HiRee donaan qofkee shaR'eega cheybeeya Ilaalada kontoroolka waxa ay xiri doonaan qofkii sharciga jebiya
Play Button Make sure refugee traffic does not delay military traffic. Play Button ku dadaal baabooRta qohotigu in aaney daahin kuwa eedamada militaRiga ah Ku dadaal baabuurta qoxootigu in aaney daahin kuwa ciidamada militariga ah
Play Button The TCP personnel will reroute traffic as needed. Play Button ilaalaada kontRolka haddee lo baahdo baabooRta wado kaley ayey u leyHeen kaRaan Ilaalada kontoroolka haddii loo baahdo baabuurta wado kale ayey u leexin karaan
Play Button Our mission is ongoing until further notice. Play Button hawlgalkayaagu waa oo see so'on donaa ilaa yo amaR dambey Hawlgalkayagu waa uu sii socon doonaa ilaa iyo amar dambe
Play Button Food and water will be supplied by other units. Play Button unto yo byo waHaa ideen seen dona utubyo kaley Cunto iyo biyo waxaa idin siin doona cutubyo kale
Play Button Nuclear, biological and chemical (NBC) detection equipment will be provided. Play Button qalabka lagu baaRo sunta nuyukliyeyRka, biologiga yo keemeekada ayaa la keynee donaa Qalabka lagu baaro sunta nuyuklerka, biologiga iyo kiimikada ayaa la keeni doonaa
Play Button Reflective arm cuffs will be provided. Play Button kateenadaha dadka ga'maha loga HeyRona waa la keynee donaa Katiinadaha dadka gacmaha looga xirona waa la keeni doonaa
Play Button Enemy may use agents acting as refugees. Play Button waHaa laga yaabaa in oo adowgu isti'maalo qaHotee basaaseen ah Waxaa laga yaabaa in uu cadowgu isticmaalo qaxooti basaasiin ah
Play Button Safety is very important during all operations. Play Button nebedgelyedu waa muheen mudoyinka aay hawlgoladu so'daan Nabadgelyadu waa muhiin mudooyinka ay hawlgaladu socdaan
Play Button We do not allow unauthorized personnel to observe traffic movement. Play Button ma ogolaan dono qof aan lo ogoleyn in oo feeRsodo daqdaqaaqa baabooRta Ma ogolaan doono qof aan loo ogoleyn in uu fiirsado dhaqdhaqaaqa baabuurta
Play Button What is the size of the enemy force? Play Button waa imeesa eedamada adoo? Waa imisa ciidamada cadowgu?
Play Button Where is the exact location of the enemy? Play Button Haggey bey chogaan adoo? Xaggee bay joogaan cadowgu?
Play Button When exactly did you see enemy units? Play Button maHaad ku aRagtey utubiyada adoo? Maxaad ku aragtey cutubyada cadowga?
Play Button What types of enemy units did you see? Play Button utubiyada no'ey ah ayey ahaayin adoo? Cutubyada noocee ah ayey ahaayeen cadowgu?
Play Button What type of equipment did the enemy units carry? Play Button hoob no'ey ah ayey wateen adoo? Hub noocee ah ayey wateen cadowgu?
Play Button Watch for guerilla activities. Play Button iska cheeR weyRaR doomaaleysi ah Iska jir weerar dhuumaaleysi ah
Play Button Watch for conventional enemy forces. Play Button iska cheeR eedamaada adoo Iska jir ciidamada cadowga
Play Button Watch for enemy aircraft. Play Button iska cheeR duyooRadaha aadoga Iska jir duyuuradaha cadowga
Play Button Report to us about local inhabitants in the area. Play Button no so sheyg meelaaha dadku deygenyahey Noo soo sheeg meelaha dadku deganyahey
Play Button Set up signs to show directions and distance to TCPs. Play Button alaamado u samey chihada yo fogaanta aay koo chiRto kontoRooka baabooRt Calaamado u samee jihada iyo fogaanta ay kuu jirto kontoroolka baabuurta
Play Button Direct refugees to refugee routes. Play Button u teelmaan qaHootiga chidka logu talaagaley U tilmaan qaxootiga jidka loogu talagaley
Play Button Search the surrounding area for enemies. Play Button ka baaR aadoga meylaaha ku do do Ka baar cadowga meelaha ku dhow dhow
Play Button Park the team's vehicle in a covered and safe position. Play Button baabooRkeena digta meyla qaRson o nebedgelyo ah Baabuurkiina dhigta meelo qarsoon oo nabadgelyo ah
Play Button Set up communication with other TCP units. Play Button sameyso isgaRseen aad kula HiReeRto kontRolaada kaley Sameyso isgaarsiin aad kula xiriirto kontorolada kale
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page