Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button This RB is to limit access to this road. Play Button isbaaRadan waHaa lo sameyey in la HiRo gelitanka wa-dadan Isbaaradaan waxaa loo sameeyey in la xadido gelitaanka wadadan
Play Button This RB is to close access to this road. Play Button isbaRo-yinka yo kontRolaada waHaa lo ogol-yahey o keliya saanad yo shiHnado in so mRaan Isbaaradaan waxaa loo sameeyey in la xidho gelitaanka wadadan
Play Button These RBs and CPs will ensure only authorized use of this main supply route (MSR). Play Button isbaRo-yinkan yo kontRolaadan waHey fududaanayaan in ey kolonyaado u so'ato wa'tigee logu talaagaley Isbaarooyinka iyo kontoroolada waxaa loo ogolyahey oo keliya saanad iyo shixnadu in soo maraan
Play Button These RBs and CPs will ensure that convoys move on schedule. Play Button meylaaha aay yalaan isbaRo-yinka yo kontRolada waa ey isbebedeli donaan Isbaaroyinkan iyo kontorooladan waxay fududeynayaan in ay Kolonyadu u socoto wactigii loogu talagaley
Play Button The position of RBs/CPs will change constantly. Play Button koHdee hawlgul ku chiRto mid ka mid ah koHda ayaa chochin donaa o tilmaana seenaya baabooRt Meelaha ay yaalaan isbaarooyinka iyo kontoroolada waa ay isbebedeli doonaan
Play Button In a single team operation one member will stop and direct traffic. Play Button ma ogaleen in qof aan aqonsee heysan oo goodbo Kooxdii hawlgal ku jirto mid ka mid ah kooxda ayaa joojin doono oo tilmaana siinaya baabuurta
Play Button We don't allow anyone to pass without a proper ID. Play Button Hamool no'ey ah ayaad sidaa Ma ogolin in qof aan aqoonsi heysan uu gudbo
Play Button What is your cargo? Play Button meyey waRqadihee Hamoolka? Xamuul nooce ah ayaad sidaa?
Play Button Where are your cargo documents? Play Button Hagey baad Hamoolka ka kentey? Meeye warqadihii xamuulka?
Play Button Where does your cargo originate from? Play Button Hagey baad Hamoolka ka so qaadey? Xaggee baad xamuulka ka keentey?
Play Button Where did you pick up your cargo? Play Button Hagey baad ku so'ataa? Xaggee baad xamuulka ka soo qaadey?
Play Button What is your destination? Play Button waanu hoR istaagi donaa wiHee kaalmeynayaa aadoga? Xaggee baad ku socotaa?
Play Button We will prevent actions that would aid the enemy. Play Button waanu baaRi donaa Hamoolka hadee nalaa amRo Waanu hor istaagi doonaa wixii kaalmeynaya cadowga
Play Button We will inspect cargo when instructed to do so. Play Button dadka deegaanka waanu ka hoR istaagi donaa in aay kaalmeyaan aadoga Waanu baari doonaa xamuulka haddii nala amro
Play Button We will stop locals from supplying the enemy. Play Button waHaanu halkan u chognaa in aan chocheeno sooqa mado Dadka deegaanka waanu ka hor istaagi doonaa in ay kaalmeeyaan cadowga
Play Button We are here to stop black market operations. Play Button meyl baabooRta lagu baaRo ayaan sameyn donaa Waxaanu halkan u joognaa in aan joojino suuqa madow
Play Button We will establish an area for searching vehicles. Play Button waaHaan qabnaa gaaRi logu talaagaley in oo daba galo gaaRigee isku dayaa in oo ka leyHdo kontRolk Meel baabuurta lagu baaro ayaan sameyn doonaa
Play Button We have vehicles ready to pursue those avoiding the RBs. Play Button waaHaan qabnaa gaaRi logu talaagaley in oo daba galo gaaRigee isku dayaa in oo ka leyHdo kontRolk Waxaan qabnaa gaari loogu talagaley in uu daba galo gaarigii isku daya in uu ka leexdo kontoroolka
Play Button We must prepare defensive positions. Play Button waa in aan diyaaRinaa meylo dife-a' aan ke galno Waa in aan diyaarinaa meelo difaac aan ka galno
Play Button We will block roadway shoulders and ditches around RBs. Play Button waanu Hidee donaa chidadka yar yar ey ka leHleHda wadada weyn Waanu xidhi doonaa jidadka yar yar ee ka leexleexda wadada wayn
Play Button Show me your vehicle's ID papers. Play Button itoos waRqaadahee aqonsiga gaaRiga Itus warqadahii aqoonsiga gaariga
Play Button Show me your papers for the cargo. Play Button itoos waRqadahee Hamoolkaag Itus warqadahii xamuulkaaga
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page