Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button We must identify places where we can receive emergency help. Play Button waa in aad ogaataa meylaaha aad ka heli kaRto gaRgaaR Waa in aad ogaataa meelaha aad ka heli karto gargaar
Play Button Our task is to control route security measures. Play Button shaqadeenu waa in aan ga'anta ku digno nabadgalyaada chidka Shaqadeenu waa in aan gacanta ku dhigno nabadgalyada jidka
Play Button We'll classify bridges according to weight limits. Play Button waanu alaamadeyn donaa boondo-yinka inta uleys ey qaadi kaRaan Waanu calaamadeyn doonaa buundooyinka inta culeys ay qaadi karaan
Play Button We need areas suitable for short halts. Play Button waHaanu u baahanahey meylo ku habon in lagu hakado Waxaanu u baahanahey meelo ku haboon in lagu hakado
Play Button Where does this road lead to? Play Button Hagey boo ee geyn donaa chidkan? Xagee buu I geyn doonaa jidkan?
Play Button Which towns does this road run through? Play Button magaalo-yinkey boo chidkan deH-maRi donaa? Magaalooyinkee buu jidkan dhexmari doonaa?
Play Button Is the road paved or unpaved? Play Button wadadu ma alaamadeysan tahaay misey maya? Wadadu ma calaamadeysan tahey mise maya?
Play Button Is there an alternate route? Play Button wado kaley o lo maRi kaRo ma chiRtaa? Wado kale oo loo mari karo ma jirtaa?
Play Button Is there a way to bypass this obstacle? Play Button ma chirtaa see kaley o aan uga gudubno chidgoyaada? Ma jirtaa si kale oo aan uga gudubno jidgooyada?
Play Button Are there bridges on this route? Play Button waH boondoyin ah ma leyyahaay chidkan? Wax buundooyin ah ma leeyahey jidkan?
Play Button Are there overpasses on this route? Play Button boondo koR maRta ma leydahaay wa-dadan? Buundo kor marta ma leedahey wadadan?
Play Button Is there construction on this route? Play Button waH dismo ah maka saw'daan wa-dadan? Wax dhismo ah maku socdaan wadadan?
Play Button Are there many potholes in this road? Play Button wadada godad ma leydahaay? Wadada godad ma leedahey?
Play Button How wide is the road? Play Button intey daay la egtahaay wadada balaaRkeydu? Intee day la egtahey wadada balaarkeedu?
Play Button Are there steep hills on this road? Play Button wadada booro dagaandeg ma leydahaay? Wadada buuro dagaandeg ma leedahey?
Play Button Are there sharp curves on this road? Play Button wadada cheero-yin qalqalo' ah ma leydahaay? Wadada jiirooyin qalqalooc ah ma leedahey?
Play Button Does this route lead through tunnels? Play Button wadadu godad laga hos baHo ma leydahaay? Wadadu godad laga hoos baxo ma leedahey?
Play Button Do you know how to read a map? Play Button ma taqaanaa seeda lo akhRiyo khaReeRada? Ma taqaanaa sida loo akhriyo khariirada?
Play Button Are there enemy units in this area? Play Button koHaha adoga ma chogaan halkan? Kooxaha cadowga ma joogaan halkan?
Play Button Are there friendly units in this area? Play Button koHaha saaHeebada aan nahaay ma chogaan halkan? Kooxaha saaxiibada aan nahey ma joogaan halkan?
Play Button Are there wooded areas nearby? Play Button keymo halkan ma ka do yiheen? Keymo halkan ma ka dhow yihiin?
Play Button Are there rivers near this route? Play Button webiyo maku so do yiheen wadada? Webiyo maku soo dhow yihiin wadada?
Play Button How many miles? Play Button meqa maayl? Meeqa mile?
Play Button How many kilometers? Play Button meqa keelomeetaR? Meeqa kilomitir?
Play Button Are there major highways on this route? Play Button wadoyin waaweyn ma leydahaay wa-dadan? Wadooyin waawayn ma leedahey wadadan?
Play Button Are any major roads on this route? Play Button chidad waaweyn ma leydahaay wa-dadan? Jidad waawayn ma leedahey wadadan?
Play Button Is there a railway near this road? Play Button wado-yinka taReynka ma ku so do yiheen wa-dadan? Wadooyinka tareenka ma ku soo dhow yihiin wadadan?
Play Button Are the railway tracks in use? Play Button ma cheeRaa qadka taReynka o la isti'maalo? Ma jiraa qadka tareenka oo la isticmaalo?
Play Button Is there a railway crossing? Play Button wado taReyn ma gudubtaa wa-dadan? Wado tareen ma gudubtaa wadadan?
Play Button Are there any busy intersections on this route? Play Button isgosyeda aadka lo buHo ma leydahaay wa-dadan? Isgoosyada aadka loo buuxo ma leedahey wadadan?
Play Button Does this route experience heavy traffic? Play Button wa-dadan ma buHdaaftaa maRaRka taaRkud? Wadadan ma buuxdhaaftaa mararka qaarkood?
Play Button Does this road have curbs? Play Button wa-dadan waH geeRgeeR ah ma leydahaay? Wadadan wax girgir ah ma leedahey?
Play Button Are there sidewalks lining the road? Play Button wadada dadko maRaan maku dagentahaay wa-dadan? Wadada dadku maraan maku dhagentahey wadadan?
Play Button Is there pedestrian traffic on the road? Play Button dadka lugeynaya ma maRaan wa-dadan? Dadka lugeynaya ma maraan wadadan?
Play Button Are there any minefields near this route? Play Button waH meeno-yin ah maku aseen yiheen wa-dadan? Wax miinooyin ah maku aasan yihiin wadadan?
Play Button Are there any landmarks near this route? Play Button meylo aan ah maku so do yiheen wadada? Meelo caan ah maku soo dhow yihiin wadada?
Play Button How much weight can the bridge carry? Play Button meqa uleys ah aayey boondadu qaadi kaRtaa? Meeqa culeys ah ayey buundadu qaadi kartaa?
Play Button What material is the bridge made of? Play Button maHaay boondadu ka sameysan tahaay? Maxey buundadu ka sameysan tahey?
Play Button How wide is the tunnel? Play Button waa imeesaa duma'a gudken? Waa imisa dhumaca godkan?
Play Button How high is the tunnel? Play Button waa imeesaa deReRka gudken? Waa imisa dhirirka godkan?
Play Button How long is the tunnel? Play Button waa imeesaa fogaanta gudken? Waa imisa fogaanta godkan?
Play Button Is there a checkpoint on this road? Play Button waH isbaaRo ah ma taalaa wa-dadan? Wax isbaaro ah ma taalaa wadadan?
Play Button Is there a defile (a narrow passage that constricts the movement of troops and vehicles) on this road? Play Button meylo iReeRee ah o baabooRta yo eedamada hakiya so'odkooda ma leydahaay wa-dadan? Meelo ciriiri ah oo baabuurta iyo ciidamada hakiya socodkooda ma leedahey wadadan?
Play Button Is a defile being planned on the road? Play Button meylo logu talaagaley in aay hakad giliyaan eedamada ma leydahaay wadada? Meelo loogu talagaley in ay hakad geliyaan ciidamada ma leedahey wadada?
Play Button Is the road blocked? Play Button chidgoyo ma leydahaay wa-dadan? Jidgooyo ma leedahey wadadan?
Play Button Is the road flooded? Play Button chidka fatahaad ma leyyahaay? Jidka fatahaad ma leeyahey?
Play Button Is the road clear? Play Button chidka ma fuRan yahaay? Jidka ma furan yahey?
Play Button What is blocking the road? Play Button wadada maHaa chaRaay? Wadada maxaa jarey?
Play Button Does this road get flooded often? Play Button wa-dadan inta badan fatahaad ma leydahaay? Wadadan inta badan fatahaad ma leedahey?
Play Button Are there checkpoints on the road? Play Button isbaaRo-yin ma yaalaan wa-dadan? Isbaarooyin ma yaalaan wadadan?
Play Button Does the road get narrow? Play Button wadadu iReeRee ma noqotaa? Wadadu ciriiri ma noqotaa?
Play Button Are there overhead obstructions on this route? Play Button ma chiRaan waH akhabado ah wadada koRkeyd? Ma jiraan wax akhabado ah wadada korkeeda?
Play Button What is the lowest overhead clearance on this route? Play Button waa maHaay deReRka ugu hoseyaa godka wadada aay baabooRtu ka guden? Waa maxey dhirirka ugu hooseeya godka wadada ay baabuurtu ka gudbaan?
Play Button Can you cross the river at this location? Play Button webiga halkan ma laga gudbee kaRaa? Webiga halkan ma laga gudbi karaa?
Play Button How wide is the river at this crossing point? Play Button waa imisa duma'a webeega halka laga gudbo? Waa imisa dhumaca webiga halka laga gudbo?
Play Button Can the crossing be used by vehicles? Play Button baabooR ma lagu gudbi kaRaa? Baabuur ma lagu gudbi karaa?
Play Button Is this a fast-moving stream? Play Button daadad so Rugmadey maka chiRaan? Daadad soo rogmada maka jiraan?
Play Button How fast is the water in this river? Play Button waa maHaay HawaaRahaa biyuhu aay ku saw'daan? Waa maxey xawaaraha biyuhu ay ku socdaan?
Play Button How deep is this waterway? Play Button waa imisa molka meshan laga gudbo biyeha? Waa imisa moolka meeshan laga gudbo biyaha?
Play Button Can the stream be crossed during this time of year? Play Button biyomaReynkan ma laga gudbi kaRaa sanadka waqtigan hada la chog? Biyomareenkan ma laga gudbi karaa sanadka waqtigan hada la joogo?
Play Button Does this river flood suddenly during this time of year? Play Button see kadees ah wabeegu ma u butaa'aa waqtigan hada la chog? Si kadis ah wabigu ma u butaacaa waqtigan hada la joogo?
Play Button Are there a lot of large rocks in the riverbed? Play Button gunta dagaH-yo waaweyn ma leyah? Gunta dhagaxyo waaweyn ma leeyahey?
Play Button Are the riverbanks very steep? Play Button wabeega cheenkeesu ma chan-cheyraa? Wabiga jiinkiisu ma jan-jeeraa?
Play Button Are there barriers on the riverbank? Play Button deRbi ma leyyahaay webeega cheenkeesa? Derbi ma leeyahey webiga jiinkiisa?
Play Button Has the roadway eroded? Play Button wadadu ma aRa-gooRtaay? wadadu ma cara-guurtey?
Play Button Is there any snow on this route? Play Button wadadu baRaf ma ku da'aay? wadadu baraf ma ku da'ey?
Play Button Is this route covered with ice? Play Button wadada baRaf ma leydahaay? Wadadu baraf ma leedahey?
Play Button Clear the road. Play Button wadada baney Wadada banee
Play Button Mark critical points on the map. Play Button alaamadey qaReeRada meylaaha muheemka ah Calaamadee qariirada meelaha muhiimka ah
Play Button Show me on the map. Play Button iga toos khaaReeRada Iga tus khariirada
Play Button Show me which direction the vehicles came from. Play Button ee tilmaan chihaada oo gaaRigu ka yimeed Ii tilmaan jihada uu gaarigu ka yimid
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page