Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button We will process enemy prisoners of war (EPWs). Play Button waHaanu deewaan galeen donaa maHaabeesta dagaalka Waxaanu diiwaan galin doonaa maxaabiista dagaalka
Play Button MPs will repatriate EPWs and CIs (civilians internees) later. Play Button mudanayaasha baRlaamanka ayaa dib u so aleen donaa maHaabeesta dagaalka iyo dadka shi'ibka o Heyraan Mudanayaasha baarlamanka ayaa dib u soo calin doona maxaabiista dagaalka iyo dadka shicibka oo xiran
Play Button We will handle all EPWs and CIs according to the provisions of the Geneva Convention. Play Button waHaanu ula ma'aamilee donaa dammaan ma'aabeesta dagaalka iyo sha'abka Heeran see waafaqsan shaR'iyaada shiRkee jeneeva Waxaanu ula macaamili doonaa dhammaan macaabiista dagaalka iyo shacabka xiran si waafaqsan sharciyadii shirkii Geneva
Play Button First aid will be provided for all wounded. Play Button gargaaRka deg-degaa ah ayaa la seenayaa dammaan dadka daawa'an Gargaarka deg-dega ah ayaa la siinayaa dhammaan dadka dhaawacan
Play Button We will protect all EPWs and CIs against ill treatment. Play Button waHaanu ka ilaalinaaynaa dammaan maHaabeesta dagaalka iyo sha'abka Heeran in si Hun lola ma'aamilo Waxaanu ka ilaalineynaa dhammaan maxaabiista dagaalka iyo shacabka xiran in si xun loola macaamilo
Play Button All EPWs and CIs will be searched and tagged. Play Button dammaan maHaabeesta dagaalka iyo dadka sha'abka Heeran waa la baaRi donaa lana alaamadeyn donaa Dhammaan maxaabiista dagaalka iyo dadka shacabka xiran waa la baari doonaa lana calaamadeyn doonaa
Play Button We will safeguard your money and valuables. Play Button waan ilaaleen donaa la'agta iyo alaabta qaaliga o aad leydiheen Waan ilaalin doonaa lacagta iyo alaabta qaaliga oo aad leedihiin
Play Button We will give you a receipt for your money and valuables. Play Button waHaana ideen seen donaa waRqado adeyn ah la'agta iyo alaabta qaaliga ah o aan ideenka heyno Waxaana idin siin doonaa warqado cadeyn ah lacagta iyo alaabta qaaliga ah oo aan idinka heyno
Play Button Money and valuables will be returned to you. Play Button la'agta iyo alaabta qaaliga ah waa la ideen so aleen donaa Lacagta iyo alaabta qaaliga ah waa la idin soo calin doonaa
Play Button We will lead you to an enclosed area. Play Button meyl HeRo ah ayaan koo kaHeyn donaa Meel xaro ah ayaan kuu kaxeen doonaa
Play Button You are allowed to dig foxholes. Play Button waHaa logoo ogol yahaay in aad dufeysiyo qodato Waxaa laguu ogol yahey in aad dufeysyo qodato
Play Button You are allowed to dig holes in the ground to help shelter you. Play Button waHaa loguu ogol yahaay in aad godad gabaad ah dulka ka qodato Waxaa laguu ogol yahey in aad godad gabaad ah dhulka ka qodato
Play Button We have to question you. Play Button waa een aan su'aallo ku weydeeno Waa in aan su'aallo ku weydiino
Play Button Somebody will question you now. Play Button imeenka qof ayaa su'aallo ku weydeen dona Iminka qof ayaa su'aallo ku waydiin doona
Play Button You will be taken to another location. Play Button meyl kaley ayaa logoo kaHeyn donaa Meel kale ayaa laguu kaxeyn doonaa
Play Button You will be assigned an identification number (internment serial number). Play Button waaHa lagu seen donaa aqonsee teero ku qoran tahaay Waxa lagu siin doonaa aqoonsi tiro ku qoran tahey
Play Button Your information will be provided to a Prisoner of War Information Center. Play Button waRbiHeentaada waHaa la seen donaa HaRoonta maHaabeesta dagaalk Warbixintaada waxaa la siin doonaa Xarunta Maxaabiista Dagaalka
Play Button Do you need first aid? Play Button waH geRgaaR deg-deg ah ma u bahaan tahaay? Wax gargaar deg-deg ah ma u bahan tahey?
Play Button Are you hurt? Play Button ma daawa'antaay? Ma dhaawacantey?
Play Button Do you need food? Play Button unto ma u bahaantahaay? Cunto ma u baahantahey?
Play Button Do you need water? Play Button biyo ma u bahaantahaay? Biyo ma u baahantahey?
Play Button Do you have any documents? Play Button waH aqonsee ah ma heysataa? Wax aqoonsi ah ma heysataa?
Play Button Do you have weapons? Play Button hoob ma seetataa? Hub ma sitataa?
Play Button What is your name? Play Button maga'aa? Magacaa?
Play Button What is your rank? Play Button daRachada'aadu waa maHaay? Darajadaadu waa maxey?
Play Button What is your unit? Play Button utubkeyd ka tiRsaan tahaay? Cutubkeed ka tirsan tahey?
Play Button Do you have any information for us? Play Button waH waRbi-Hin ah ma no heysaa? Wax warbixin ah ma noo heysaa?
Play Button Where is your unit? Play Button utubkaadu Hagey boo chogaa? Cutubkaadu xagee buu joogaa?
Play Button Provide shelter to protect EPWs from the elements. Play Button diyaaRi hoy ay ku ho-yidaan maHaabeesta dagaalk Diyaari hoy ay ku hoyadaan maxaabiista dagaalka
Play Button All male EPWs will be moved to another location. Play Button dammaan nimaanka maHaabeesta ah meyl kaley ayaa lo kaHeyn donaa Dhammaan nimanka maxaabiista ah meel kale ayaa loo kaxeen doonaa
Play Button Do not speak to anybody. Play Button qofnaa halaa hadlin Qofna hala hadlin
Play Button Stand still. Play Button see fee'an u istaag Si fiican u istaag
Play Button Move here. Play Button halkan imo Halkan imow
Play Button Stay within this area. Play Button agagaaRkan chog Agagarkan joog
Play Button Do not cross this boundary. Play Button Hudood-kaan ha gudbin Xadduudkan ha gudbin
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page