Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button We are leading a convoy through this area. Play Button kolon-yo ayaan halkan so maRin donaa Kolonyo ayaan halkan soo marin doonaa
Play Button We are responsible for the security of the convoy. Play Button waaHaan masool ka nahaay nebedgel-yaada kolon-yaada Waxaan masuul ka nahey nabadgelyada kolonyada
Play Button We must conduct safety inspections on all the vehicles. Play Button waa in aan baaRnaa aamniga dammaan baabooRt Waa in aan baarnaa amniga dhammaan baabuurta
Play Button We must drive the convoy through this intersection. Play Button waa in aay kolon-yaadu maRtaa isgoyskan Waa in ay kolonyadu martaa isgoyskan
Play Button We are escorting the convoy. Play Button waaHaan ilaalo u nahaay kolon-yada Waxaan ilaalo u nahey kolonyada
Play Button We must seek an alternate route. Play Button waa in aan Raadinaa chid kaley Waa in aan raadinaa jid kale
Play Button We will use tanks to detonate mines. Play Button waHaanu isti'maali donaa taangiyaada in aan ku qaRHeyno meenoyink Waxaanu isticmaali doonaa taangiyada in aan ku qarxino miinooyinka
Play Button Snipers may fire on convoys in this area. Play Button sheesh layaal ayaa lagey yabaa in ey so togtaan kolon-yada Shiish laayaal ayaa laga yabaa in ay soo togtaan kolonyada
Play Button Unexploded ordnance may be planted in the road. Play Button meeno aan qaRHeen ayaa lagey yabaa in ey chidka ku dugaan tahaay Miino aan qarxin ayaa laga yabaa in ay jidka ku duugan tahey
Play Button The convoy will continue when the ambush is suppressed. Play Button kolon-yadu waa aay so-oney-saa maRka aan iska aabino shuftaada Kolonyadu waa ay soconeysaa marka aan iska caabino shuftada
Play Button Is there a bridge to cross the river? Play Button wabeega boondo laga gudbo ma leyah? Wabiga buundo lagu gudbo ma leeyahey?
Play Button Will this bridge support heavy vehicles? Play Button boon-dada maka gudbee kaRaan baabooRo ul'uloos? Buundadu maka gudbi karaan baabuuro culculis?
Play Button Does this road lead through any towns? Play Button wa-dadan magaalo ma ee geyn dontaa? Wadadan magaalo ma I geyn doontaa?
Play Button Does this road lead through heavy traffic areas? Play Button wa-dadan meylo saHmad ah ma ee geyn dontaa? Wadadan meelo saxmad ah ma I geyn doontaa?
Play Button Are there friendly units in this area? Play Button koHo saaHeebo aan nahaay halkan ma chogaan? Kooxo saaxiibo aan nahey halkan ma joogaan?
Play Button Was enemy activity reported in this area? Play Button maka chiRan halkan daq-daqaaq koHaha adoga ah? Maka jiraan halkan dhaqdhaqaaq kooxaha cadowga ah?
Play Button Are there checkpoints on this road? Play Button waH kontRol ah ma leydahaay wa-dadan? Wax koontorol ah ma leedahey wadadan?
Play Button Is there a site to refuel? Play Button meyl shidaalka laga qaato moku taalaa wa-dadan? Meel shidaalka laga qaato maku taalaa wadadan?
Play Button Are there areas to take cover? Play Button meyl gabaad ah moku taalaa wa-dadan? Meel gabaad ah maku taalaa wadadan?
Play Button We need assistance. Play Button kaalmo ayaanu u bahaanahaay Kaalmo ayaanu u baahanahey
Play Button Look out for booby traps in the area. Play Button halkan iska ilaali waH-yaabahaa qaRHaa Halkan iska ilaali waxyaabaha qarxa
Play Button Do not drive on the shoulder of the road. Play Button chidka dina'eesa baabooRka hakoo wa-din Jidka dhinaciisa baabuurka haku wadin
Play Button Follow the vehicle in front of you. Play Button dabaa so'o baabooRka kaa hoReyya Daba soco baabuurka kaa horeeya
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page