Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button We are establishing a defile (a narrow passage that constricts the movement of troops and vehicles). Play Button waHa aan sameyn donaa chid yeyr o aay eeda-madu ka gudbaan Waxa aan sameyn doonaa jid yer oo ay ciidamadu ka gudbaan
Play Button The MP will allow traffic to move in only one direction at a time through the defile. Play Button mudana-yaasha baaRlaamanka ayaa u ogolaan donaa in ey baabooRta ka gudbaan chidka hal cheeho o keyliyaa maRkeeba Mudanayaasha baarlamanka ayaa u ogolaan doonaa in ay baabuurta ka gudbaan jidka hal jiho oo keliaya markiiba
Play Button Controls at defiles ensure that traffic moves with little delay. Play Button kontRolaada chidka waHa aay hoobin donaan in aaney waH dib-udaa' ah ku imaan baabooRt Kontoroolada jidka waxa ay hubin doonaan in aaney wax dibadhac ah ku iman baabuurta
Play Button Have you been checked by security? Play Button ilalaadu makoo so baaRtaay? Ilaaladu maku soo baartey?
Play Button Is there heavy traffic in this area? Play Button saHmad miyaa ke chiRtaa aga-gaaRken? Saxmad miyaa ka jirta agagaarkan?
Play Button Do you know that this road is off limits to local residents? Play Button ma ogtahaay in aan chidkan lo ogoleyn dadka deygaanka ah? Ma ogtahey in aan jidkan loo ogoleyn dadka deegaanka ah?
Play Button Move in one direction only. Play Button hal chiho oon u saw'da Hal jiho uun u socda
Play Button Proceed after military vehicles have passed. Play Button gudub maRka baabooRka askaaRta oo gudbo Gudub marka baabuurka askarta uu gudbo
Play Button Do not bypass the security checkpoint. Play Button haka waReygin kontRolka baabooRta Haka wareegin kontoroolka baabuurta
Play Button Please follow the signs. Play Button fadlan u so-o chihaada tilmaanta chidka Fadlan u soco jihada tilmaanta jidka
Play Button Move the vehicle to the side of the road. Play Button baabooRka chidka dina'eesa dig Baabuurka jidka dhinaciisa dhig
Play Button Clear the road. Play Button wa-dada baney Wadada banee
Play Button Clear the area. Play Button fiRaaqeyya halkan Firaaqeeya halkan
Play Button Follow this vehicle. Play Button dabaagal baabooRkan Dabagal baabuurkan
Play Button Search this vehicle. Play Button baabooRkan baaR Baabuurkan baar
Play Button Secure the entire area for the convoy. Play Button gaaR ka qabo dammaan aga-gaaRka kolon-yada Gaar ka qabo dhammaan agagaarka kolonyada
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page