Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button We will receive the EPWs from the combat units. Play Button utubiyaada dagaalku waHaay ino keynayaan maHaabeesta dagaalka Cutubyada dagaalku waxey inoo keenayaan maxaabiista dagaalka
Play Button We have to evacuate the EPWs from the battle zone. Play Button waa in aan ka kaHeynaa maHaabeesta dagaalka gobta dagaalka Waa in aan ka kaxeynaa maxaabiista dagaalka goobta dagaalka
Play Button We will deliver the EPWs to the proper authorities. Play Button maHaabeesta dagaalka waHaanu faRaaha ka saaRi donaa madaaHda u gaaRka ah Maxaabiista dagaalka waxaanu faraha ka saari doonaa madaxda u gaarka ah
Play Button We are here to enforce the law. Play Button waHa aanu halkan u chognaa in aanu shaaR'iga fulino Waxa aanu halkan u joognaa in aanu sharciga fulino
Play Button We are here to assist the local law enforcement if needed. Play Button waHaanu halkan u chognaa in aan aawino eedamaada nabadsugeeda Waxaanu halkan u joognaa in aan caawino ciidamada nabadsugida
Play Button We will respond to any attack. Play Button weyRaR kasta waanu ka chawaabi donaa Weerar kasta waanu ka jawaabi doonaa
Play Button We are here to protect the loading zones. Play Button waHaanu halkan u chognaa in aanu difaa'no halka waH lagaa RaaRayo Waxaanu halkan u joognaa in aanu difaacno halka wax laga rarayo
Play Button We are patrolling the road to detect and defeat threats. Play Button waHaanu ilaali-neynaa wa-dada wiHee khataR ku ah Waxaanu ilaalineynaa wadada wixii khatar ku ah
Play Button We are mapping the terrain features. Play Button khaRiRaad ayaan u sameyneynaa qaabka dulka Khariirad ayaan u sameyneynaa qaabka dhulka
Play Button We will protect these pipelines. Play Button waHaanu difaa'eynaa doomaahan Waxaanu difaaceynaa dhuumahan
Play Button We are providing security to this convoy. Play Button waHaanu ilaalo u nahaay kolon-yadan Waxaanu ilaalo u nahey kolonyadan
Play Button How far away is this town? Play Button imisaa ayey ee u chiRtaa maga-laadan? Imisa ayey ii u jirtaa magaaladan?
Play Button What is the name of this ridgeline? Play Button maga'ees dulkan? Magaciis dhulkan?
Play Button Where are the water pipes? Play Button waa Hagey doomaaha biyaaha? Waa xagee dhuumaha biyaha?
Play Button Is there any nuclear, biological or chemical (NBC) contamination in the area? Play Button me chiRtaa aga-gaaRkan meyl aay wasaqeysey sunta nukliyeyRka, kimikeylka ama biyawlo-jeeka? Ma jirtaa agagaarkan meel ay wasaqeysey sunta nukliyeerka, kimikalka ama bioligiga?
Play Button The storage area is off-limits. Play Button bakhaaRka agaRgaaR-keesa lama ogolaa Bakhaarka agaagaarkiisa lama ogola
Play Button You must report any NBC contamination. Play Button waa inaad so sheygtaa waaHee wasaakhta nukliyeyRka, biyawlo-jeeka ama kimikalka ah Waa inaad soo sheegtaa waxii nukliyeerka, biologiga ama kimikalka ah
Play Button These are secured areas. Play Button waHaa chiRaan meylo nabad ah Waxaa jiraan meelo nabad ah
Play Button This is a blocked area. Play Button waHaa chiRaa meylo la HiRey Waxaa jira meelo la xirey
Play Button This area is off limits. Play Button waHaa chiRaa meylo aan la teygee keyReen Waxaa jira meelo aan la tagi karin
Play Button The barriers will prevent any attacks. Play Button gidaaRadan waHey eleenayaan waHee weyRaR ah Gidaaradan waxey celinayaan waxii weerar ah
Play Button Leave! This is a contaminated area. Play Button ka daqaaq! halkan waa meyl wasaqeysan Ka dhaqaaq! Halkan waa meel wasaqeysan
Play Button Stay away from the railways. Play Button ka fogo qadka taReynka Ka fogow qadka tareenka
Play Button Stay away! This is a restricted zone. Play Button ka fogo! halkan waa meyl aan la ogoleyn Ka fogow! Halkan waa meel aan la ogoleyn
Play Button Don't move. Play Button ha daqaaqin Ha dhaqaaqin
Play Button Move fast! Play Button daqso u dhaqaa! Dhaqso u dhaqaa!
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page