Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button What is the caliber and type of the weapon? Play Button waa maHaay no'a eeyo aafka qoReega hoobkaa? waa maxay nooca iyo afka qoriga hubkaa?
Play Button Is this a direct fire weapon like a rifle or bazooka? Play Button qoRigaanee maa waHa weeye mid see tos ah lo Reedo sida qoReega aamaa baasookaaha? qorigani ma waxa weeye mid si toos ah loo rido sida qoriga ama basuukaha?
Play Button Is this an indirect fire weapon like a mortar or cannon? Play Button maa qoRee aan see tos ah lo Reedin baa sida hobeeyaaha aamaa madfa'a? ma qori aan si toos ah loo ridin baa sida hoobiyaha ama madfaca?
Play Button Was the weapon mounted on a tripod? Play Button qoReega maa koo HiRnaayen loogo? qoriga ma ku xirnaayeen lugo?
Play Button How many personnel operated this specific weapon? Play Button meyqaa rooH aayaa Khaas ahaan qoReegaan ka shaqeya? meeqa ruux ayaa qaas ahaan qorigaan ka shaqeeya?
Play Button Where and when did you see this weapon? Play Button Hagey eeyo goRmeyd aRagtaay hoobkaas? xagee iyo goormeed aragtay hubkaas?
Play Button What was the approximate size of the projectile? Play Button maHaay aheyt qeeyaas ahaan doontaa qoReega? maxay ahayd qiyaas ahaan dhuunta qoriga?
Play Button Has the weapon been modified in any way? Play Button qoReega waH maa laga badaley demaantees? qoriga wax ma laga badalay dhamaantiis?
Play Button How effective was the crew operating the weapon? (accuracy in training) Play Button sidey baay ahaayen shaqaalahaa Ridaayey qoReega? ('abiRkoda aamaa tababaRkodoo) sidee bay ahaayeen shaqaalaha ridaayay qoriga? (cabirkooda ama tababarkoodu)
Play Button Was the crew accurate? Play Button shaqaalahaasee maa saHsanaayen? Shaqaalahaasi ma saxsanaayeen?
Play Button How was the crew trained? Play Button shaqaalahaasee tababaR maa qaben? shaqaalahaasi tababar ma qabeen?
Play Button What identifying marks were on the weapon? Play Button maHaa 'alaamado ah o koo yaaley qoReegaas? Maxaa calaamado ah oo ku yaalay qorigaas?
Play Button How fast did this weapon fire? How many rounds (bullets) per minute? Play Button sidey daqso ahaan ayoo oo da'aay qoReegoo? meeyqaa Habadod aayaa daqeeqadeeba ka da'aay? sidee dhaqso ahaan ayuu u dhacayay qorigu? Meeqa xabadood ayaa daqiiqadiiba ka dhacayay?
Play Button Did the crew perform barrel changes? Play Button shaqaalahoo Habada qashinkeyda maa badalayen? shaqaalahu xabada qashinkeeda ma badalayeen?
Play Button Did the gun crew have a radio or binoculars? Play Button shaqaalaha qoReega Reedayey maa aay haaysteyn Raadiyo eeyo binokoliyaal? shaqaalaha qoriga ridayay ma ay haysteen raadiyo iyo binikolayaal?
Play Button What else can you tell me about this weapon system? Play Button maHaad kaley o aad eega sheygee kaRtaa no'a oo hoobkaasee aahaa? maxaad kale oo aad iiga sheegi kartaa nooca uu hubkaasi ahaa?
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page