Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button What is the type and name of the vehicle? Play Button muHoo aahaa no'a eeyo maga'a baabooRkoo? muxuu ahaa nooca iyo magaca baabuurku?
Play Button What types of weapons were mounted on the vehicle? Play Button hub no'ey ah aayaa saRnaa baabooRkaas? hub noocee ah ayaa saarnaa baabuurkaas?
Play Button Where and when did you last observe this vehicle? Play Button Hagey eeyo goRmey aayey aheyt goRtee koogu danbeysey baabooRkaas? xagee iyo goormee ayay ahayd goortii kuugu danbeeysay baabuurkaas?
Play Button Where is the vehicle stored? Play Button Hagey aayaa baabooRkaa laa deega? xagee ayaa baabuurka la dhigaa?
Play Button Is this vehicle military or civilian? Play Button baabooRkoo maa mid mileeteRee baa meese mid shi'ib? baabuurku ma mid melitery baa mise mid shicib?
Play Button What changes have been made to the vehicle? Play Button maHaa laga badaley baabooRkaa? maxaa laga badalay baabuurka?
Play Button Is the vehicle wheeled or tracked? Play Button baabooRkoo maa taayaRo aayoo leeyahaay meese silsilad? baabuurku ma taayaro ayuu leeyahay mise silsilad?
Play Button Does the vehicle have a communications system? Play Button baabooRkoo maa leeyahaay izgaRseen? baabuurku ma leeyahay isgarsiin?
Play Button Describe the vehicle to me. Play Button ee shaRaH baabooRkaa? ii sharax baabuurka?
Play Button What else can you tell me about this vehicle? Play Button maHaad kaley o aad eega sheygee kaRtaa baabooRkaas? maxaad kale oo aad iiga sheegi kartaa baabuurkaas?
Play Button How many crew members operated this vehicle? Play Button meyqaa RooH o shaqaaley aahaa aayaa ka shaqeynaayey baabooRkaas? meeqa ruux oo shaqaale aha ayaa ka shaqeeynayay baabuurkaas?
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page