Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button What is the type and name of the boat? Play Button waa maHaay no'a eeyo maga'a dontaas? waa maxay nooca iyo magaca doontaas?
Play Button What weapons are mounted on the boat? Play Button hub no'ey ah aayaa saRnaa dontaa? hub noocee ah ayaa saarnaa doonta?
Play Button Does a military or a civilian manufacturer produce the boat? Play Button dontaa maa waHaa saameyey 'eedamada mileeteRiga meese dad sha'ab ah? doonta ma waxaa sameeyay ciidamada meliteriga mise dad shacab ah?
Play Button Does this boat belong to the military? Play Button dontaa maa waHaa eeska leh 'eedamada mileeteRiga? doonta ma waxaa iska leh ciidamada meliteriga?
Play Button What identifying marks are located on the boat? Weapons? Equipment? Play Button waa maHaay 'alaamada koo taal dontaa? hub maa saaRen yahaay? qalab maa saaRen yahaay? waa maxay calaamada ku taal doonta? Hub ma saaran yahay? Qalab ma saaran yahay?
Play Button Is there a communication mast on the boat? Play Button qaalabka isgaaRseenta maa leydahaay dontoo? qalabka isgaarsiinta ma leedahay doontu?
Play Button Where and when did you last observe this boat? Play Button Hagey eeyo goRmey koogu danbeysey dontaa aaRageyda? xagee iyo goormee kugu danbeeysay doonta arageeda?
Play Button Did another boat support and protect this boat? Play Button don kaley o 'aawineysey o laa so'otaay dontaas maa jiRtey? doon kale oo caawinaysay oo la socotay doontaas ma jirtay?
Play Button Did the boat have a flat or round bottom? Play Button dontoo maa waHaay leydahaay sal fidsen meese mid waReygsan? doontu ma waxay leedahay sal fidsan mise mid wareegsan?
Play Button Where is the vehicle stored? Play Button Hagey aayaa lagoo hayaa? xagee ayaa lagu hayaa?
Play Button Are there any armored or reinforced parts on the boat? Play Button waH hub ah aamaa lagoo adkeynaayo maa saaRen yeehin dontaa? wax hub ah ama lagu adkeeynayo ma saaran yihiin doonta?
Play Button What else can you tell me about this boat? Play Button maHaad kaley o aad eega sheygee kaRtaa dontaas? maxaad kale oo aad iiga sheegi kartaa doontaas?
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page