Get Instructions
main picture
Title Bar
Go To Main Menu Print Page previous page PagePage Total next page
Play Button Where and when did you observe the missile? Play Button goRmey eeyo Hagey koo aRagtey madfa'aas? goormee iyo xagee ku aragtay madfacaas?
Play Button What is the name and caliber of the weapon? Play Button waa maHaay maga'a eeyo 'abiRka aafka qoReegaas? waa maxay magaca iyo cabirka afka qorigaas?
Play Button What identifying marks were on the weapon? Play Button maHaa 'alaamado ah o koo yaaley qoReegaas? maxaa calaamado ah oo ku yaalay qorigaas?
Play Button What types of sights were mounted on the weapon? Play Button deena'ey lagoo qaadaa qoReegaas? dhinacee lagu qaadaa qorigaas?
Play Button Was the weapon wire-guided? Play Button madfa'aas maa waHaa lagoo Ridaa koRonto? madfacaas ma waxaa lagu ridaa koronto?
Play Button Was the missile tube reused or thrown away? Play Button madfa'aas doonta oo kaa da'o maa laa isti'maalee kaRaa maR labaad mise waa laa tooRaa? madfacaas dhuunta uu ka dhaco ma la isticmaali karaa mar labaad mise waa la tuuraa?
Play Button What else can you tell me about this missile system? Play Button maHaad kalo eega sheygee kaRtaa habka madfa'aas? maxaad kaloo iiga sheegi kartaa habka madfacaas?
Go To Main Menu Print Page DLIFLC 2007 previous page PagePage Total next page